✨ Hello, World! ✨

Samakaab

Full-stack developer & creative problem solver. Waxaan dhisaa Softwares tayo leh, Mobile Apps, Web Systems, iyo sidoo kale waxaan iibiyaa Premium Domains.

Samakaab
Premium Domains

Iibso Domain Qiimo Jaban

Domain kasta waa $99.99 oo kaliya. Waxaad iibsataa, waxaana ku wareejinayaa 24 saac gudahood.

daldhise.com

Premium, short & memorable

$100

dhuldhise.com

Perfect for agriculture & land

$100

dhulbeer.com

Farming & agriculture brand

$100

dhulbeere.com

Premium agricultural domain

$100
Barasho

waxaan ahay Samakaab

Anigu waxaan ahay horumariye khibrad leh oo ku shaqeeya tignoolijiyada casriga ah, waxaan diiradda saarayaa abuurista softwares macno leh oo bulshada wax kusoo kordhiya.

Waxaan ka shaqeeyay mashaariic kala duwan oo ay ka midyihiin Web apps, Mobile ready sites, iyo full-stack solutions. Hadafkeygu waa inaan bixiyo waxqabad sare iyo qaab dhismeed deggan.

Marka aan shaqaynaynin, waxaan jeclahay inaan wax cusub barto, safarro qora, iyo inaan la qaybsado aqoonta. Aan ka wada hadalno howlahaaga xiga!

React / Next.js Tailwind / CSS Node.js UI/UX Design

50+

Projects

20+

Clients

5+

Years XP

Coffee

Portfolio

Mashaariicda La Dhammeeyay

CloudFusion

Platform analysis & deployment tools.

ReactTailwind

SmartAnalytica

Dashboard analytical ah oo leh visualisations live.

Next.jsD3.js

Barwaaqo App

Mobile-first authentication system.

Vue.jsFirebase
Laxiriir

Hadalka Bilaabo Halkan

Domain iibsi ama adeegyo horumarineed – fariin ii soo dir!

Waan soodhawayn qof kasta oo haya fikrad cusub!

Haddii aad rabto inaad iibsato domain ama aad igu shaqaysato mashruuc, fadlan ii soo dir fariin. Waxaan ku soo noqon doonaa 24 saac gudahood.

me@samakaab.com
+252 61 2867687
Hargeisa / Muqdisho, Soomaaliya